96 Views

Khilaaf ka dhex-taagan ganacsatada Bakaaraha iyo maamulka gobolka

Khilaaf ka dhex-taagan ganacsatada Bakaaraha iyo maamulka gobolka
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee dalka dibaddiisa ka keena agabka kala duwan ayaa ka cabanaya lacago bille ah, oo uu kusoo rogay maamulka Gobolka Benaadir, lacagahaas oo ay ku doodayaan in aan xaq loogu laheyn.

Dhinaca kale, dhaqaale yahannada ayaa ku doodaya in sharuucda canshuuraha ee lakabyada dowladda oo aan kala caddeyn ay sabab u yihiin arrinkaan taagan.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdicasiis Barrow.

.

Xigasho: VOA

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post