84 Views

Somaliland oo dowladda federaalka ku eedeysay inay ku xadgudubtay maamulka hawada

Somaliland oo dowladda federaalka ku eedeysay inay ku xadgudubtay maamulka hawada
____________________________________________________________________________

HARGEYSA — Mas’uuliyiinta duulista hawada ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda federaalka Soomaaliya inay ku xadgudubtay maamulka hawada, islamarkaana ay iyaga mas’uul ka noqon doonaan wixii carqalad ah ee ku yimaada.

Somaliland ayaa ku eedeeysay Soomaaliya inay ka baxday heshiisyadii hore loo gaaray ee la xiriiray maamulka hawada.

Mas’uuliyiinta hay’adda duulista hawada Soomaaliya, oo ay la xiriirtay VOA ayaa sheegay inaysan xilligan waraysi bixinayn.

Warbixintan waxaa soo diray Xamse Cali Jeesto.

.

.

Xigasho: VOA

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post