51 Views

Dowlad Goboleedka Puntland oo kahor timid qabyo-tirka Dastuurka KMG ah ee Dalka

Dowlad Goboleedka Puntland oo kahor timid qabyo-tirka Dastuurka KMG ah ee Dalka
____________________________________________________________________________

Garoowe – Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay diidan tahay qabyo-tirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka oo cutubyada 1aad ilaa 4aad uu furay Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Puntland ayaa diidmadeeda ku xoojisay in aanay loo dhammayn dib u eegistaas Dastuurka Kumeel-gaar ah ee Dalka sidaas awgeed loo baahan yahay in marka hore laga wada-xaajooda oo dhinacyada heer Federaal & heer Dowlad-Goboleed isugu yimaadaan wadatashi.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka Dowlad-Goboleedka Puntland:

Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ka baaqatay kulamadii ugu dambeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaranka sabab la xiriirta khilaaf siyaasadeed oo kala dhaxeeya Dowladda Federaalka balse kulamadii Golahaas uma joogsan maqnaashiyaheeda.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post