Talaado: october 12, 2021
Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii, ayaa waxaa ka jira cabsi xoogan, Xili lagu wado in saacadaha soo socda lagu dhawaqo Natiijada Kiiska bada ee Maxkamada ICJ ee Somaliya iyo Kenya.
Xaafada islii ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka jiray cabsi xoogan, waxaana arintaan ay imaanaysa Xili 4 saac kadib lagu wado in lagu dhawaaqo Doorashada.
Sidoo kale Suuqyada ganacsiga ee islii ayaa furan, waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda ay Ciidamo ka tirsan Kenya soo gaaraan xaafada islii. Maadaama cabsi xoogan ay jirto marka lagu dhawaaqayo Go’aanka maxkamada.
Office Nairobi kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________