690 Views

RW Rooble oo ka jawaabay Cabasho kasoo yeertay Haweenka

RW Rooble oo ka jawaabay Cabasho kasoo yeertay Haweenka
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL October 25|  2020
—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay cabasho ka soo yertay qaar kamid ah Haweenka soomaaliyeed taa soo ku aadan in la xaqiray doorka ay ku leeyihiin siyaasadda.

Waxaa uu sheegay Ra’iisul Wasaare rooble in ay muhiim tahay in la ilaaliyo qoondada haweenka iyo arrimaha siyaasadda gaar ahgaan guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Ra’iisul Wasaare Rooble waxaa uu sheegay inay cabasho soo gaarsiiyeen qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed,isla markaana maamul goboleedyada looga baahan inay dhowraan xaquuqda Haweenka.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post