3105 Views

Sawiro:-Maamulka Gobalka Banadir Oo Mashruuca Isxilqaan Maanta Ku Tagay Xarunta Madxafka Qaranka

Sawiro:-Maamulka Gobalka Banadir Oo Mashruuca Isxilqaan Maanta Ku Tagay Xarunta Madxafka Qaranka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 17, 2018 –Gudoomiyaha Gobalka Banadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan En-Yariisoow , Qaar Kamidah Shaqaalaha Maamulka Gobalka Banaadir Io Agaasima Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed Abawaan Cabdulaahi Cismaan Guure Ayaa Maanta Hawal-isxilqaa ah Kafuliey Xarunta Matxafaka Qaranka

Gudoomiyaha Gobalka Bandir ayaa Sheegay In Amaamulkiisa Uu Utaaganayahay Kadhabaynnta Mashruuc Isxilqaan Uu Dhawaan Ku Dhawaaqay Madaxaweynaha Qaranka Soomaaliya Gudoomiye Yariisoow Ayaa Shacabaka Reer Muqdisho Ugu Baaaqay In ay Qayb kanoqdaan Dhismayaasha Kabayaasha Qaranka.

Dhanaka Kale Agaasimaha Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed Abwaan Cabdullahi Cisamaan Guure Ayaa Sheegay In arinka Isxilqaan Uu Yahay Guul usoohoyatay shacabaka soomaaliyeed taasina ay wax wayn katari doonto goobaha dadta guud loonabahaanyahay in cidwaliba ay kaqayb qaadato dhisamayaasha loogu adeegayo shacabka soomaaliyeed

Dhawaan ayeey aheed markii uu madaxweynaha qaranka uu ku dhawaaqay Mashruuca isxilqaan oo lagu dhisayo gobayaal muhiim u ah shacabaka soomaaliyeed sid Tiyaaratrka qaranka soomaaliyeed ,madxafka qaranka-makatabada qaranaka -Staduim muqdisho iyo kabayaalkale oo muhiim u ah shacabaka soomaaliyeed

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment