uqdisho | QOL | April 04, 2019 –Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan dhacdadii dhowaan ka dhacday Xarunta Caafimaadka Degmada Xamar-jajab, Muqdisho oo ay maamusho Hay’adda WARDI ka dib markii loo diiday in ay ku umusho Haweenay u baahneyd adeeg Caafimaad.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________