April 25-2021
Wararka ka imaanaya Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada saakay lagu arkayo Wadoioyinka magaalada Muqdisho.
Ciidamadan oo Wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray Wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay soo baxeen kadib Markii Ciidamo badan oo uu wato Col Saney Cabdule ay soo gaareen Duleedka waqooyiga Muqdisho xalay, kuwaas oo ka imaaday Sh.dhexe taasi oo dhalisay shaki badan in Weerar lagu yahay Villa Somaliya
Office Nairobi Kenya
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________