Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday deegaanka Garas-Baaleey ee duleedka Muqdisho
Muqdisho | Maarso, 28.2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale…