Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabo C/qaadir Faarax Bootaan ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax 8-dii bishan loogu xiray gaarigiisa,…
Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la sheegay in ay ahaayeen burcad badeeda Soomaalida…
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Koonfur Galbeed iyo dagaalyahano…
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa maanta booqasho aan horey loo sii shaacin waxaa uu ku tagey Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoona uu…