Go’aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel
ISTANBUL — Go’aanka Turkiga ee usbuucii hore ee ahaa inuu joojiyo dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israel ilaa iyo hoggaamiyeyaasha Israel ay ka aqbalaan xabbad-joojin joogto ah oo Gaza ka hirgasha ayaa waxay u badan tahay inay si adag u saameynayso dhaqalaaha Israel. Welwelkaas waxaa sii dheer isku dayo kale oo Turkigu uu ku dhiirigalinayo dhammaan…