Muqdisho | QOL | July 31, 2017–Agaasiamah Wasarada Dulista Hawada Dowlada soomaaliya Axmed Macalin Oo Warabaahinta kulahaday gudah magalada muqdisho ayaa waxa uu ugu baaqay shirkadaha waawey ee dalka in ay ku xiraan anteenooyinkooda leerka lagumagacaba haza lights kaasi oo uu sheegay in uu yahay mid muhiim u ah Shaqada Diyaarada Xiliyada Habeenkii ah agaasimaha ayaa intaa Raacsaday in Diyaarada Farabadan Ay Baqdin Ka Qabaan In Ay Ku Dhacaan Anteenooyinkaasi
Sidookale Agaasimaha wasaarad duulista hawada soomaaliya axamad macalin ayaa sheegay in ay waajib ku noqonayso Shirkada Xaruma hooda kuyaala Dagmooyinka
waabari ,xamarweyne ,xamar jajab,waratanabada wadajir holwadaag,hodon iyo shangaaniba
Hadlakn Ay soo Saartay Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo Dhawaan La shaaciyey In Uu Garoonka Diyaaradaha Uu Shaqaynayo Xiliyada Habeenkiyah
Halka Hoose Ka Dhagayso
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________