Muqdisho | QOL | December 6, 2017– In Ku Dhaw 2 bilood ayaa waxaa Hakad Galay Dhismaha Wadad Sodonka Oo Hal boowle U ah Isku Socodka Dad weynaha Kunool Magalada Muqdisho Ee Caasimada Sodonka
Dhisida Wadad Sodonka ayaa waxaa Kaalin Wayn Ka Qaadanaya Maamulka Gobalaka Banaadir Iyo Xukuumada Soomaaliya Iyadoona Ay Qayb Ka ahayd Ololihii Ugu Horeysay Ee Bilaabaday Xukuumada Uu Hogaamiyo Raysal wasaare Khayre
Balsa Waxaa Mudooyinkaan Danbe Hakad Wayn Uu Soogalay Dhismah Wadadaasi
Balsa Maanta ayaa Dib Loo Bilaabay Dhismaha Wadada Oo Uu Horay Ugu Go’ay Iskooska Calikamiin Ee Dagamada Waratanabada
Xiriir aynu Lasamaynay Maamulka Shirka Dhismaha Samaynaysa ayaana Inoo Suuragalin In aynu wax Kawaydiino Sababihii Keenay Hakad Galinta Dhismaha Wadadaas Balsa Warar Hoose ay Heshay Shabakada Qaranimo Online ayaa sheegay In Uu Go’ay Qarashakii loobeeqanbiyey Dhisida Wadadaasi
Balasa Maanta Lagu Guulaysatay Dib u Bilaabida Dhismaha Wadadaas Oo Kamidah wadooyinka Halboowlaha U ah Caasimada Soomaaliya
.
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________