9885 Views

Wax ka baro war akhriyayaashii ugu caansanaa warfaafinta barisamaadkii…

Wax ka baro war akhriyayaashii ugu caansanaa warfaafinta barisamaadkii…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 21 Janaayo 2016 – Waxaan idin soo gudbineynaa  warbixin ka hadleysa War Akhriyayaashii ugu Caansanaa Barisamaadkii wixii ka horeeyay 1991.

War Akhriyayaashaan caanka ahaa ayaa qaarkood ay geeryoodeen,halka  kuwa kalena ay u hayaameen dalka  dibadiisa qaar kalena Gudaha Dalka ay ku sugan yihiin
Hadaba War Akhriyayaashii caanka ahaa oo ahaa kuwo kala xili horeeyay  waxaa ka mid ahaa
  1. radio-muqdishoMaxamed Warsame Owr Gibil
  2. Mustafe Xaaji Nuur
  3. Mijir Qaadi
  4. Cabdi Xaaji Goobdoon
  5. Yaasiin Xaaji Ismaaciil’ Jirde’
  6. Saciid Cadaani Mooge
  7. Maxamuud Sheekh Axmed; Dalmar’
  8. Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad
  9. Aadan Nuux Dhuulle
  10. Maxamed Aadan Xirsi’ Terra’
  11. Maxamuud Cabdi Cali’ Ducaale’
  12. Axmed Xasan Cowke
  13. Ibraahin Xasan Daandureey
  14. Maxamuud Xasan Cumar
  15. Axmed Cabdi Nuur
  16. Maxamed Axmed Xaaji’ Cagmadhige’
  17. Saciid Cali Muuse
  18. Maxamed Xasan Cali’ Waji’
  19. Maxamed Cumar Axmed’ Heydara’
  20. Nuur Shire Cismaan
  21. Xasan Faarax Maxamuud’ Xasan Kaafi’
  22. Daahir Maxamuud Xadi
  23. Cabdiraxmaan Cismaan Xuseen’  Cabdiraxmaan Dagaal’
  24. Cabdirisaaq Sugule Maxamed
  25. Cabdiraxmaan Maxamed Sheekhdoon’
.
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed  Cabdulle’ Uurdoox’
_____________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment