8610 Views

IGAD oo ka hadashay shaqada General Gebre ka hayo Somalia (Daawo)

IGAD oo ka hadashay shaqada General Gebre ka hayo Somalia (Daawo)
____________________________________________________________________________

Muqdisho, July 25, 2016: Ayadoo Somalida aad horey ugu walaacsaneyd waxa oo kahaayo dalka Generaal Gabre ayaa lashaaciyay xilka qarsoon oo kahayo dalkeena, iyadoona uu shaaciyay Ergeyga gaarka ee Midowga IGAD Afeey.

Maxamed Cabdi Afeey wakiilka IGAD ee Somalia oo HCTV la hadlay ayaa shaaciyay waxyaabaha keenay in Generaal Gabre ku sugnaado dalka uuna kamid noqdo dadka dhex dhexaadiyo dadka Somali-yeed ee marar badan is qabtay.

Afey, wuxuu sheegay in Jeneraal Gabre uu yahay xubin ka tirsan xafiiska IGAD ee Somalia uuna ka qeyb qaato fududeynta howlha xafiiska IGAD ee Somalia, waa sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu sheegay iney doonayaan haddii IGAD ay yihiin dowlad Soomaaliyeed oo ka hana qaada dalka Soomaaliya , sida uu hadalka u dhigay.

Halkan ka Daawo.

Source:

SomFlims

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment