18696 Views

Maalmaha ay socoto codeynta Champions-ka Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliya

Maalmaha ay socoto codeynta Champions-ka Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 26, 2016 – Codeyntaan waxaa ka galaya 32 hablood oo ka mid ahaa Xidigahii Kubada Koleyga Soomaaliya ee 80meeyadii,Waxaana shaxda Codeynta ay u dhaceysaa Malmaha ay socoto sidatan.
25-26 Luuliyo 2016 Lugta 32

27-28 Luuliyo  2016  Lugta 16

29-30 Luuliyo  2016 Lugta 8

31 Luuliyo 2016  Nasasho

1- 2 Ogosto 2016 Lugta Sami Finalka

3 Ogosto 2016  Nasasho

4-5 Ogosto 2016 Finalka Kama Dambeysta

6 Ogosto 2016 Ku dhawaaqida natiijada Codeynta Cida badisa

gabdhaha-kubadda-koleyga

Codeynta El Clasico 2016 ee loo qaadayo gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya kuwii ugu caansanaa barisamaadkii Sanadihii 80meeyadii oo shalay bilaabatay ayaa si habsami leh u socota,waxaaana xusid mudan in hablaha qaar Codadkii la Tiriyay ay sii carbuunteen Lugta 16 la arki Doone 16ka xidig ee u soo baxa Wareega 16

Santuuqa 1

Sucaad Cabdulaahi    vs   Sahro Socdaal

Santuuqa 2

Mulki Nuur Muudeey   vs   Shukri Dhalbaas

Santuuqa 3

Samsam    vs   Geediyo Cali Abshir

Santuuqa 4

Tiriig      vs     Ambiyo

Santuuqa 5
Xabiibo Qaran   vs    Suldaano
Santuuqa  6

Astur Jaamac    vs    Xaawo Hilowle

Santuuqa 7

Qaali Xaaji   vs    Faadumo Dheer

Santuuqa 8

Faadumo Aweys   vs   Dhuuxo

Santuuqa 9
Ayaan Cabdi Xaaji    vs     Ruqiyo Islow

Santuuqa  10
Naado   vs    Seynab Shiino

Santuuqa 11

Miski    vs    Beelo

Santuuqa 12
Nadiifo Ibraahim Iidow    vs    Shiino M Cariif

Santuuqa  13

Shamso Diiriye    vs    Baarliin Cadaawe

Santuuqa 14

Maryan Dheereey    vs   Falxado Warsame

Santuuqa 15

Deeqo Food    vs    Raaliyo Iidi Mahadaay

Santuuqa 16

Jiijo Axmed Yare    vs    Luul Cismaan Sokor

N.B wareega 16ka  Sami Finalka waxa u soo bixi Doonaa 16  Ciyaartooy ee ka soo gudba is araga 32  Guruub kuwaasoo isagu dhici doona sidatan.

Badiyaha 1  vs Badiyaha 7

Badiyaha 2   vs Badiyaha 8

Badiyaha 3  vs Badiyaha 9

Badiyaha 4  vs badiyaha  10

Badiyaha 5   vs Badiyaha  6
Badiyaha 11 vs Badiyaha  13

Badiyaha 12 vs Badiyaha  16

Badiyaha   14 vs Badiyaha 15

.
Ku soo Codee email – kaan.

.
Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdule’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment