3951 Views

Askar dhaawac ah oo loo qaaday dalka Sucuudiga

Askar dhaawac ah oo loo qaaday dalka Sucuudiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho, October 25, 2016: Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa laga sagootiyay16 ka mid ah Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed kuwaas oo ku dhaawacmay Qaraxyo iyo Dagaallo ka dhacay Muqdisho iyo Goboladda ku heeraaran.

Askartaan ayaa Garoonka waxaa ka qaadday Diyaarad qaas ah oo Dowladda Sacuudiga u soo dirtay si dalkaas loogu soo daweeyo, xanaana caafimaad-na u helaan.

Garoonka ayaa waxaa ku sii sagootiyey Wasiirka Gaanshaandhigga Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Saraakiil kala duwan.

img_0006img_0018-1img_0025-1img_0039-1img_0074img_0067-1img_0079

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment