960 Views

URUR SIYAASADEEDKA RUN IYO CADAALAD (RUNCAD) OO XAFIIS KA FURTAY MAGAALADA BAARGAAL

URUR SIYAASADEEDKA RUN IYO CADAALAD (RUNCAD) OO XAFIIS KA FURTAY MAGAALADA BAARGAAL
____________________________________________________________________________

Baargaal | June 14, 2020 – Xafiiska rasmiga ah ee urur siyaasadeedka Run iyo Cadaalad Ku yeelanaayo Degmada Baargaal Ayaa magaalada Baargaal xariga looga jaray Waxaana ka Soo Qayb galay munaasabada xarig jarka xafiiska ururka, gudoomiyaha Degmada Baargaal mudane C/raxmaan Caynab Muuse, oday dhaqameed siyaasiin , ganacsato iyo Taageerayayaasha ururka Run iyo cadaalad Waxaana madasha Daahfurka xafiiska cusub ee uururka Run iyo cadaalad laga Soo jeediyay khudbado looga hadlaayay ahamiyada urur siyaasadeedka RunCad Iyo macnaha uu xambaarsanyahay iyo ujeedooyinkii loo aasaasay.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Soomaaliya

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment