762 Views

Jarmalka oo diiday aqoonsiga Pasaporka Somaliga ee soo baxay wixii ka dambeeyay 1991-dii

Jarmalka oo diiday aqoonsiga Pasaporka Somaliga ee soo baxay wixii ka dambeeyay 1991-dii
____________________________________________________________________________


khamiis:January 13, 2022

Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Germany ayaa dhigay bannaabax ay kaga cabanayaan tallaabooyinka dowladda Germany ay ku sheegtay inaysan aqoonsaneyn wax kasta oo document ah oo dadku ay ku caddeynayaan Soomaalinamadooda ee soo baxay waxii ka dambeeyay 1991-dii.

Arintaan ayaaa imaanaysa Xili Dowlada Soomaaliya aysan kala hadlin Dowlada Gemany arintaas oo dhibaato badan kaga aimaanaysa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Nool Halkaas, oo lagu qaabilo qaarkood Pasaporka Somaliga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post