1182 Views

SAWIRO:-Taliye Indha-Qarshe oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada D/Talyaaniga

SAWIRO:-Taliye Indha-Qarshe oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada D/Talyaaniga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 24, 2019 —Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga.

 

General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tabarada ey Talyaaniga siiyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

 

Taliyeyaashii uu la kulmay ayaa waxaa ay balan qaadeen inay kordhin doonaan taageerada ay siiyaan Ciidamada xoogga dalka si ay u hantaan amniga Guud ee dalka Soomaaliya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment