2376 Views

DHAGAYSO: Qaramada Midoobay oo eedayn kulu loo jeedshay

DHAGAYSO: Qaramada Midoobay oo eedayn kulu loo jeedshay
____________________________________________________________________________

Gudoomiyaha dagamada Cadaado ee Galgaduud Cabdullaahi Cabdiraxmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Hay’adaha Qaramada Midoobey in ay ku fashilmeen Waxkaqabashada Abaaraha ku dhuftay gobolka Galgaduud.

Sidoo kale waxa uu sheegay in aysan waxba ka qaban hay’adaha Gargaarka degaanada maamulka Galmudug.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in hay’adaha Gargaarka deeqaha ay keenayaan degaanada Galmudug in ay kordhiyaan.
Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in ay hadda ku guuldareysteen in ay shaqeeyaan Hay’adaha Qaramada Midoobey oo uu sheegay in ay magac ahaan u joogaan degaanada Galmudug.

.

.
W/Q :BASHIIR BARRE ALI

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment