3036 Views

Ciidamada AMISOM oo howlgalo kasameeyay inta u dhaxaysa dagamada Lafoole iyo deeganka Xaawa Cabdi ee G/Shabeelada Hoose

Ciidamada  AMISOM oo howlgalo kasameeyay inta u dhaxaysa dagamada Lafoole iyo deeganka Xaawa Cabdi ee G/Shabeelada Hoose
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Abriil 19, 2017– Ciidamada AMISOM ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay inta u dhaxeya magaalada Muqdisho iyo Afgooye ka sameeyeen howlgal Miino baaris ah, iyaga oo miinooyin qarxiyey.

Wararku waxay sheegayaan in meel ku dhow deegaanka Calamada ay ciidamadan ku qarxiyeen Labo miino oo dhulka ku aasnaa.

Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii la sheegay in wada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye looga shakiyey iney ku aasan yihiin walxaha qarxa.

Maamulka deegaanka lafoole oo deegaanka miinooyinka lagu qarxiyey hoostaga kama aanay hadal howlgalkaan, sidoo kalena saraakiisha AMISOM wax war ah ma aanay bixin

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment