3567 Views

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaarada Maaliyada

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaarada Maaliyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Ra’isul wasaaraha xukuumada soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta wasaarada Maaliyada, isagoo la kulmay qaar ka mid ah madaxda wasaarada.

Inta uu joogay xarunta wasaarada waxaa uu mid ugalay xafiisayada wasaarada maaliyada, isagoo ukuur galayey shaqada wasaradaas, oo ka mid ah wasaaradaha kuwa ugu shaqada badan ee xukuumada.

Ra’sul wasaraaha ayaa shalay si la mid ah booqday dhow wasaaradood oo uu la kulmay madaxda, islamarkaana uu kala hadlay shaqada wasaaradaha iyo in la xoojiyo

a0  a4

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment