3045 Views

WAR DEG-DEG AH:- Sarkaal katirsan ciidamada NISA oo Muqdisho lagu digay

WAR DEG-DEG AH:- Sarkaal katirsan ciidamada NISA oo Muqdisho lagu digay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Abriil 27, 2017 – Koox hubaysan ayaa Xaafada Maana Booliyo ee Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho  goordhaweyd ku Toogatay Sarkaal ka tirsan Ciidanka NISA.

Wararka aan ka heleyno halka uu dilku ka dhacay ayaa sheegaya in Rag Bistoolado ku hubaysan ay Toogasho ku dileen Alle ha u naxariistee Maxamuud Xaaji Cali oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada NISA ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kooxdii dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay,Waxaana halkaasi gaaray Ciidamada dowladda oo wada baaritaano la xiriira cidii ka danbeysay  dilka Sarkaalkan ka tirsan Ciidanka Dowladda.

 

 

 

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment