3045 Views

Maxaa Caawa Ka Socda Dalka Sweden ?

Maxaa Caawa Ka Socda Dalka Sweden ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  06, 2017 —Ga ari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay booliska Sweden. Dhowr qof oo kale ayaa ku dhaawacantay dhacdadan oo ka dhacday waddo mashquul badan oo ku taaalla aaga Drottninggatan. Ra’iisalwasaaraha Sweden, Stefan Lofven waxa uu sheegay inay suuragal tahay inuu yahay weerar ay ‘argagixiso’ ka dambeysay.

 

Waxa uu intaasi ku daray in hal qof la xiray. Ra’isalwasaaruhu Faahfaahin kale ma bixinin. Shirkadda leh gaariga xamuulka ah ee dadka la jiirsiiyay ayaa sheegtay in gaarigaasi la afduubay saaka. Gaariga ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha magaalada Wali lama garanyo in labada dhacdo ay xiriir leeyihiin iyo in kale. Gaari xamuul ah ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha Stockholm, waxaana halkaa ku dhintay seddax qof, sida uu sheegay booliska Sweden. Dhowr qof oo kale ayaa ku dhaawacantay dhacdadan oo ka dhacday waddo mashquul badan oo ku taaalla aaga Drottninggatan. Ra’iisalwasaaraha Sweden, Stefan Lofven waxa uu sheegay inay suuragal tahay inuu yahay weerar ay ‘argagixiso’ ka dambeysay.

 

Waxa uu intaasi ku daray in hal qof la xiray. Ra’isalwasaaruhu Faahfaahin kale ma bixinin. Shirkadda leh gaariga xamuulka ah ee dadka la jiirsiiyay ayaa sheegtay in gaarigaasi la afduubay saaka. Gaariga ayaa la jiirsiiyay dukaan ku yaalla bartamaha magaalada Wali lama garanyo in labada dhacdo ay xiriir leeyihiin iyo in kale.       W/Q:-BASHIIR BARRE ALI Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho _______________________________  

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment