3021 Views

Dhagayso:- Hanti Dhowraha Qaranka oo kahadalay xilwareejintii shalay ka dhacaday Muqdisho

Dhagayso:- Hanti Dhowraha Qaranka oo kahadalay xilwareejintii shalay ka dhacaday Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  09, 2017 – Hantidhoowri hii hore ee soomali dr nuur cali ayaa waxa uu ka horyimid xilwareejintii shalay ka dhacaday magalad muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ay san ahayn mid loosoomaray xilwareejintaa wadada saxada ah ee dowladanimo ayuu yiri  dr nuur cali isgoona sheegay inuu waday howlo lagu burburinayo musuqmaasuqa dalk kajra

Dhanka kale hanta dhoowrihii horre ee qaranka yaa sheegay in ay dowlada mas’uul ka noqonayso cawaaqib xumada ka dhalata xilwareejin shalay ka dhacaday magalada muqdisho

Dhanka kale hanta dhoowrihii horre ee qaranka yaa sheegay in ay dowlada mas’uul ka noqonayso cawaaqib xumada ka dhalata xilwareejin shalay ka dhacaday magalada muqdish

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment