258 Views

Booliska Gambia oo bilaabay baaritaan ku saabsan dhimashada 66 carruur ah lala xiriirinayo afar nooc oo sharoobada qufaca ah

Booliska Gambia oo  bilaabay baaritaan ku saabsan dhimashada 66 carruur ah lala xiriirinayo afar nooc oo sharoobada qufaca ah
____________________________________________________________________________

Axad: October 9, 2022

 

Booliska Gambia ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan dhimashada 66 carruur ah, kuwaas oo lala xiriirinayo afar nooc oo sharoobada qufaca ah oo dibadda laga keeno.

Madax sare oo ka tirsan Hay’adda Xakamaynta Dawooyinka iyo Ganacsatada soo dejisa sharoobada ayaa loo yeedhay si su’aalo loo waydiiyo, sida uu sheegay Xafiiska Madaxweynaha.

Madaxweyne Adama Barrow ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay baaritaan buxa sameyn donaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post