2379 Views

Shirkada Kenya Airweys oo Duulimaad Muqdisho ah Bilaabeysa

Shirkada Kenya Airweys oo Duulimaad Muqdisho ah Bilaabeysa
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 17 Julay 2017- Shirkadda Diyaaradaha Dalka Kenya ee lagu Magacaabo Kenya Airways ayaa waxaa ay Duulimaad Toos ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dalka Soomaaliya ka dhacay.

Arintaan ayaa timid kadib markii ay kulan wada qaateen Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulalahi Salaad Oomaar iyo Dhigiisa Kenya Mudane James taas oo lagu shaaciyay.

Soomaaliya ayaa haatan u muuqata mid Dib uga Soo kabaneysa dhibaatooyinkii ka soo gaaray dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay,waxana heshiisyo ay la gashay Shirkado Caalami ah kuwaas oo hada ka Shaqeeya Gudaha Soomaaliya.

.

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiisa Wararka | Qaranimo Online | Muqdisho 

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment