3234 Views

Ciidamada Puntland oo ku wajahan saldhigyada Ururka Daacish ee Puntland.

Ciidamada Puntland oo ku wajahan saldhigyada Ururka Daacish ee Puntland.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 14, 2017 — Ciidamada amaanka ee Maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay u dhaqaaqeyn Saldhigyada Dagaalamayaasha Daacish ay ku leeyihiin deegaanada Fog ee Gobalka Bari ee Puntland.

Saraakiisha amaanka ee Puntland ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Daacish looga saarayo Puntland oo la sheegay in sanadihii dambe ku sii xoogaysaneysay.

Goob joogayaal ayaa ku sugan gobalka Bari ayaa ku soo waramaya in ay arkayn Ciidamo aad u qabalabeysan oo u gudbay dhinaca Buuraha Gal gala ee Gobalka Bari waxaana wararka ay intaas ku darayaan in ay u soo gudbi doonaan Saldhigyada Daacish ee Gobalka Bari.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment