2523 Views

Taliska Ciidanka Asluubta oo ka digay in dhulalkooda la iibsado

Taliska Ciidanka Asluubta oo ka digay in dhulalkooda la iibsado
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan  oo shirjaraa’id uu  ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen  Sarkiil ka tirsan Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed  saray Amar ah inaan la dhisan kariirn dhulka ay leeyinhiin  Ciidanka Asluubta.

Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan ayaa xusaya in madama ay dhulka u baahanyiin Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la doonayo in lagu Xananaeeyo  maxbiista Soomaaliyeed darteed aan la dhisankarin dhulalkaasi.

Taliyaha Ciidanak Asluubta Soomaaliyeed  Cusmaan  ayaa uga digay dadka in  ay ka hantiidooda ku lumiyaan dhulka danta guud oo ay leeyihiin Ciidanka Asluubta,shaqsiyaadka doonayo in ay dhistaan dhulka Ciidanka Asluubta islmarkan ka wantooban

Wuxuu intaasi ku daray Sareyo  Gaas Xuseen Xasan cusmaan in 23 apriir  digniin u jeediyay shaqsiyaad ku hoowlanaa dhisida  dhulka Ciidanlka Asluubta oo kabiga uu ku haayo Isbitalka keysaney ee degmada karaan ee magaalada Muqdisho.

Muddooyinkii ugu dambeyeey ayaa waxaa jirtay dad isku dayay in ay dhistaan dhulka danta guud oo ay leedahay Dowladda Soomaaliya,waxaana jirta dad badan oo laga saaray dhul ay si sharci daro ah ku dhisteen.

Halkan Ka Dhagayso

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment