Day: December 11, 2015
Xaruntii Ex Baarlamaan oo lagu wareejiyay Milkiilaha Telefishinka Universal.
Muqdisho, 11 December 2015: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Milkiilaha Telefishinka Universal ku wareejiyay xarunta Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere…
Tababbar ku saabsan horumarinta afka Soomaaliga oo loo qabtay arday
Muqdisho, 11 December 2015: Xildhibaan Maryan Cariif ayaa maanta daah furtay tababbar ku saabsan tayaynta hal abuurka ku qoran afka hooyo oo loo qabtay arday…
8 months, no progress on Somalia wall
Cord Leader Raila Odinga accompanied by Mandera County speaker Abkadir Sheikh and Suna East MP Junet Mohamed at Mandera Boarder Post One where the…
The Secret History of Somali Breakfasts in Harlem
| Malab iyo Malawaax on 116th St. | by Rajiv Golla | December 11, 2015 – Safari, located on West 116th St. in Harlem,…
Wasaaradda arrimaha Dibadda oo faah faahin ka bixisay Nidaamka Cusub ee Siyaasadda Dibadda Soomaaliya
Muqdisho, 11 December 2015: Wasaaradda arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay meel marinta qorshaha Nidaamka Siyaasadda arrimaha dibada ee ay Golaha Wasiirada kulankoodii shalay ku…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo ku baaqay in dib loo bilaabo wada hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland
Muqdisho, 11 December 2015: Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo ku sugan dalka Switzerland ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo…
M/weyne Xasan Sheekh oo soo saaray war qoraal ah
Muqdisho, 11 December 2015: Iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa uu xaqiijiyay…