1077 Views

Wasiirka Maaliyadda oo hortagaya Xildhibaanada Aqalka Sare

Wasiirka Maaliyadda oo hortagaya Xildhibaanada Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Nofeembar 30- 2019 –Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendayaasha Kulanka Aqalka Sare ee Maanta ayaa waxaa ay kale yihiin Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Maamulka Maaliyadda Guud , oo la filaayo in uu sanetara hortago wasiirka maaliyadda si su’aalo looga waydiiyo qodobada sharcigaan oo horay sanetarada loogu qaybiyay.

Sidoo kale waxa ay ansixinayaan oo ay Akhrinta 3aad marsiinayaan Hindise-sharciyeedka Shirkadaha oo ay horay sanetarada usoo marsiiyeen aqrinta 1aad iyo 2aad.

 

 

Xafiiska WArarka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment