Dood ka dhalatay Ciidanka Itoobiya ee la geeyay Dhuusamareeb Posted on November 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Nofeembar 30- 2019 —Dood ayaa ka dhalatay Ciidamo Itoobiyaan oo la geeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda mamulka Galmudug, kuwaasoo dadka…Read more »
Wasiir Sadiiq oo Brussels wada-hadallo kula leh madaxda ururka Midowga Yurub Posted on November 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Nofeembar 30- 2019 –Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan…Read more »
Jabuuti oo ku guuleysatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Afrika Posted on November 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Nofeembar 30- 2019 –Maxamed Cali Xumad Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Midoobay ee Afrika. …Read more »
Wasiirka Maaliyadda oo hortagaya Xildhibaanada Aqalka Sare Posted on November 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Nofeembar 30- 2019 –Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan…Read more »
Madaxweynaha Kenya oo Sheegay in Ciidankiisu ay sii Joogi doonaan Soomaaliya Posted on November 30, 2019 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | Nofeembar 30- 2019 –daxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidankiisu ay baaqi ku sii ahaan doonaan Soomaaliya, ka…Read more »