462 Views

Wariyayaasha Maxamed Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed oo goor dhawayd Xabsiga laga siidaayay

Wariyayaasha Maxamed Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed oo goor dhawayd Xabsiga laga siidaayay
____________________________________________________________________________

Sabti: July 02, 2022

Waxaa goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay labo weriye oo horraantii bishii Abriil lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland.

Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed Xuseen oo sida la sheegay uu cafis u fidiyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa la xiray 13kii Abriil, xilli ay tebinayeen dhacdo ka dhacday jeelka weyn ee Hargeysa.

Sidoo kale Waxaase weli jira weriyeyaal kale oo xiran ayna ka mid yihiin Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ay maxkamad xukuntay, Xamsa Geelle iyo Musyadiin Aadan Ismaaciil.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post