3522 Views

Gabar u shaqeysa FAVORI oo lagu dhaawacay Muqdisho

Gabar u shaqeysa FAVORI oo lagu dhaawacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 06 January 2016: Mar an fogeeyn ayaa Gabar ka tirsan Shaqaalaha FAVORI LLC ee maamusha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho. Dad Goobjoogiyaal ah ayaa sheegay in labo nin oo Bastoolado ku hubaysan ay ku dhaawaceen Gabadha meel u dhaw gurigeeda oo ku yaal Xaafadda Xamar-Bile ee Degmada Wardhigleey ee Gobolka Banaaidr.

Gabadha ayaa loola cararay Isbitaal, halkaasi oo lagu daweynayo. Shrkadda FAVORI LLC wali war ah ee ka soo baxay ma jiraan, in kastoo an la ogeeyn dhibka gabadha gaaray inta uu la egyahay.

Wixi war ah ee nagu soo kordho, kala soco: https://www.qaranimo.com

.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment