Go’aamo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Posted on March 1, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | March 1, 2016 – Shirkii Golaha Wasiirada ee aan caadiga ahayn ee socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, oo…Read more »
Afar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku geeriyooday qarax miino Posted on March 1, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho,1 March 2016: Wararka naga soo gaaraya deegaanka Carbiska oo u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidanka dowlada oo saaraa gaadiidka dagaalka lala…Read more »
TACSI tiiraanyo leh: Sahra Cabdulle Jiis Posted on March 1, 2016 by QOL Editor | 0 Comments INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Toronto, Canada | QOL | March 1, 2016 – Dhamaan jaaliyada beesha Karanle ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda…Read more »
MAXAA ISKA BEDELI DOONO AMNIGA MUQDISHO? Posted on March 1, 2016 by Omar Farah | 0 Comments Muqdisho | QOL | March 1, 2016 – Maxaa iska bedeli doono Amniga Muqdisho, markii lagu wareejiyo Maamulka G. Banaadir?, yaase Hogaamin doono? Hadaba…Read more »
Somali Dentist Helping Refugees in Oslo Posted on March 1, 2016 by QOL Editor | 0 Comments 29 February 2016, Oslo, Norway. On a dark and snowy afternoon in central Oslo, the Muslim call to prayer rings out in a small…Read more »
Axmad Madoobe: “Waa in xarumaha ay ilaaliyaan AMISOM laga qaado, ciidanka Soomaalida lagu wareejiyo” Posted on March 1, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 1 March 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka ee dalka…Read more »
Madaxweynaha oo dib u dhigay socdaal uu ku tegi lahaa Sweden Posted on March 1, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 1 March 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay…Read more »
Dadkii ku dhaawacmay Muqdisho iyo Baydhabo oo dibada loo qaadayo Posted on March 1, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 1 March 2016: Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay wado dadaalo dibada loogu qaadayo dadka aan waxba looga qaban karin dalka ee ku…Read more »
Taliyeyaha Booliska, kan Nabadsugida iyo Wasiirka Amniga oo Baarlamaanka hor-tagaya Posted on March 1, 2016 by Ali Omar Ghedi | 0 Comments Muqdisho, 1 March 2016: Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida ayaa lagu wadaa inay maanta hor-tagaan Baarlamaanka, si su’aalo looga weydiiyo arrimaha amniga dalka…Read more »