519 Views

21ka kursi oo ay soo bandhigay SEIT Galmudug in Doorashadooda la qabanayo

21ka kursi oo ay soo bandhigay SEIT Galmudug in Doorashadooda la qabanayo
____________________________________________________________________________


Axad: January 16, 2022

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad-Goboleed ee SEIT Galmudug ayaa caawa shaaciyay 21 kursi oo dhawaan la qabanayo araajida musharixiinta u tartameysa kuraastaan lagu dooranayo Magaalada Dhuusamareeb.

SEIT Galmudug ayaa sheegay in iyada oo la tirxraacayo dardargelinta Doorashooyinka Soomaaliya oo maanta u billaabatay 40ka Cishe ee loo qabtay in kuraastaan dhawaan la dooran doono.

  21; Kursi & Xildhibaanada ku fadhiya:

  1. HOP#053: Faarax Cabdi Xasan.
  2. HOP#064: Sahra Cumar Maalin.
  3. HOP#012: Yuusuf Xayle Jimcaale.
  4. HOP#049: Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.
  5. HOP#096: Cabdicasiis Cilmi Cali.
  6. HOP#248: Maxamed Axmed Abtidoon.
  7. HOP#:081: Maryan Cariif Qaasim.
  8. HOP#139: Cabdixakiin Macalin Axmed.
  9. HOP#025: Naciima Maxamed Gacal.
  10. HOP#055: Sakariye Xasan Sheekh Cali.
  11. HOP#147: Mahad Maxamed Salaad.
  12. HOP#007: Cabdullaahi Faarax Wehliye.
  13. HOP#137: Sadiiq Cabdikariin Xaaji Ibraahim.
  14. HOP#138: Saciid Nuur Qayliye Gariish.
  15. HOP#040: Nadiifa Faarax Jaamac.
  16. HOP#048: Cabdullaahi Gaafow Maxamuud.
  17. HOP#071: Cabdisaabir Nuur Shuuriye.
  18. HOP#089 Cabdi Shire Jaamac (Ciyaar jecel).
  19. HOP#051: Xasan Macalim Maxamuud Sheekh Cali.
  20. HOP#035:Maxamed Cabdulle Faarax Geesey.
  21. HOP#065: Cabdiweli Maxamed Qanyare.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post