1884 Views

Dowlad goboleedyadda oo Hakiyay Xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Dhexe

Dowlad goboleedyadda oo Hakiyay Xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Dhexe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 08, 2018–Madaxda Maamul goboleedyada eek u shirsanaa Magalada kismaayo ayaa Maanta soo geba gabeeyey shirkooda,iyaga oo soo saarey Warmurtiyeed ay uga hadleen tabashooyinka ay ka qabaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warmurtiyeedka oo ka kooban lix Bog ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga,Siyaasada,Dhaqaalaha iyo qodobo kale,iyaga oo sidoo kale sheegay inay xiriirkii wadashaqeyneyd ay la lahaayeen dowladda Federaalka Soomaaliya hakiyeen.

Qodobada ay u cuskadeen hakinta wadashaqeynta ay la lahaayeen Dowladda Federaalka ayaa waxa ay ku sheegeen inay sabab u tahay faragelin ay ku heyso Maamul goboleedyada,sidoo kalena dowladda Dhaqaalihii amniga loogu talo galay ku bixisay burburinta dowlad Goboleedyada.

 Hoos Ka Akhriso

 

1 2 3 4

 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment