Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Deg Deg Ah Isugu Yeeray Golaha Amniga Qaranka
Muqdisho | QOL | September 08, 2018–MMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaas…