4338 Views

WAR DEG DEG AH,

____________________________________________________________________________

 

Warar Xog ogaal ah oo aan ka helnay Shaqsiyaad hiriir hoose la leh Xafiiska Madaxwaynaha, ayaa sheegaya in Goordhow la Shaacin doono WAREEGTO Xilka looga Qaadayo Saraakiil iyo Wasiiro ka tirsan D. Federaalka Somaliya,  sababo la xiriira Xaga Amaanka owgiis, sida la sheegay Arintan in mudo ah ayey soo jiitamaysay, sababtoo ah muran badan oo ka jiray XIL ka qaadistan Cusub.

Sida la sheegay Arintan waxaa Culays weyn ka keenay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ku adkaystay in la sameeyo Xil ka qaadis loo sababaynayo Shaqo XUMO ka timid Masuuliyadii loo hayey Shacabka.

Arintan waxay xaqiijin doontaa in uu jiro isla Xisaabtan dhab ah iyo in Shaqsi kasta uu mutaysan doono Ganaaxa uu mudan yahay. 

 

Hadaba wixii faahfaahin dheeraad ah ee la xiriira Arintan dib ayaan ka soo sheegi doonaa, hadii Alla idmo.

Qaranimo-online

Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment