Day: April 3, 2016
Sarkaal ka tirsan Nabadsugida oo maanta lagu dilay Muqdisho
Muqdisho, April 3, 2016: Rag hubeysan ayaa maanta duhurkii ku dilay degmada Xamar weyne Sarkaal ka tirsan nabadsugida, iyadoo kooxdii dilka geysatay oo watay…
‘Ireland is home, but I have to change Somalia’
Muqdisho, April 3, 2016: When she first arrived in Ireland as a 17-year-old refugee, Ifrah Ahmed was frightened and unsure. But what she remembers most…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha qaabka doorasho ee 2016-ka
Muqdisho, April 3, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya,…
Saxafiyiin London ku kulmay oo talooyin soo jeediyay
Muqdisho, April 3, 2016: Kulan ay ka qeyb galeen bahda Warbaahinta ee ku kala nool qaar ka mid ah wadamada ku yaala qaaradda Europe ayaa…
Degmo cusub oo lagu soo daraayo Gobalka Baaadir iyo khilaaf xoogan oo ka taagan
Muqdisho, April 3, 2016 Warar huban oo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Yusuf Xusen Jimcaale uu doonaayo in degmo…
Wasiirka A. Dibadda Itoobiya, Axmed Madoobe iyo Ergeyga QM oo ku si jeeda Garowe
Muqdisho, April 3, 2016 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta lagu wado inay gaaraan wafuud heer sare ah…
“Canshuurta guryaha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir waa qalad”
Muqdisho, April 3, 2016 Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay canshuuraha uu qaado Maamulka Gobolka Banaadir, isagoo ugu…