Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo heshiis la galay dhigiisa dalka Masar
Muqdisho, April 23, 2016: Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku jooga …