Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga
Muqdisho, April 24, 2016: Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si ay halkaasi ugu qaataan tababbaro xirfadooda shaqo,…