507 Views

Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Al Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________


Arbaco: January 12, 2022

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa barqadii ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay baahisay idaacadda ku hadasha afka Al-Shabaab ee Al-Andalus.

Qoraalka laga baahiyay idaacadda ayaa sidan u qornaa “Mujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah ku beegsaday kolonyo ay la socdeen saraakiil caddaan ah waxaana weerarka ku burburay mid kamida gaadiidkii ay caddaanku la socdeen, kuwa kalane waxyeello ayaa gaartay” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab oo ay baahisay Idaacadda Andalus.

. Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdiaho Maanta ayaa kusoo beegmaya xilli Maalinta Berito oo khamiis ah la qorsheeyay in Magaalada Muqdisho lagu qabto banaanbax lagu taageeraayo Ra’iisul Wasaaraha loogana

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post