6741 Views

Orodyahanada Soomaaliyeed ee Maxamed iyo Nageeye ayaa markale kasoo muuqadonan tartanka ciyaarayaha orodka ee London

Orodyahanada Soomaaliyeed ee Maxamed iyo Nageeye ayaa markale kasoo muuqadonan tartanka ciyaarayaha orodka ee London
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 13, 2016 – Orodyahanada Soomaaliyeed ee Maxamed iyo Nageeye ayaa markale kasoo muuqadonan tartanka Ciyaarayaha orodka ee London 5–13 August 2017 The 16th Word athletics champions,  waxana ay labadoodu ku dayasho u yihiin tiro badan oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo hada ku howlan orodka ama hiigsanaya.

Inta la xasuusto sooyaalka cayaareed ee Soomaalida, Orodka ayaa ah nooca cayaareed ee ay dadka Soomaaliyeed guusha iyo magaca ugu wayn ka gaareen.

orod-yano-7

orod-yano-5

orod-yano-6

orod-yano-2

orod-yano-1

.

.

________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment