Wasiiro xilalkii laga qaaday, kuwo kalena lagu bedelay Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Baydhabo, 24 June 2016 (Villa Somalia) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray xeer uu ku aqbaley xil…Read more »
Taliska Ciidanka Asluubta oo qalabaynaya Xabsiyada Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | June 24, 2016 – Xabsiga Weyn ee Magaaladda Baydhabo oo hadda ay ku jiraan Maxaabiis fara badan oo ku Xukuman…Read more »
WAREYSI GAAR AH MADAXWEYNAHA JUBBALAND Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Kismayo | June 24, 2016 – SONNA – by C/raxmaan Cadaala – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam (AxmedMadoobe) oo xarunta Madaxtooyada…Read more »
Warbixin: Maxaa Soomaaliya ka khaldan, Sidee dowladda fashilantay loo maalgeliyay, yaana maalgeliyay? Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments “Makuwanaan badbaadiyeyaal moodnay: Sidee nalooga dhaadhiciyey iney fikriyan iyo xadaariyanba anaga naga sareeyaan” – Gabar Soomaaliyeed Ilaa sannadkii 2000 markii la dhisay xukuumaddii ku-meel-gaarka…Read more »
Guddiga waasaarda Deegaanka iyo Duurjoogta Puntland ee Degmada Baargaal oo kormeeray meelhii ay ku dhufatay Duufaantii Dabaysha wadatay Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Hawl wadeenada wasaarada Deegaanka Iyo Duurjoogta Puntland ee Degmada Baargaal ayaa safar u kuur galid iyo xaqiiqo raadin ah waxay ku tageen meelhii ay…Read more »
Wasiirka Maaliyadda oo ku guulaystay dayactirka xaruntii hore ee Wasaaradu lahayd Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho 23, June, 2016…. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aaden Ibraahim Farkeeti ayaa ku guulaystay dib u dhisidii Wasaaradii hore ee Maaliyadda…Read more »
Uganda to be out of Somalia ‘by 2017’ Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments It’s a decision Uganda is taking and the key actors are informed on the way forward.” By AFP | 23rd June 2016 – Uganda, the…Read more »
Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo la kulmey beesha caalamka iyo guddiga qoondada haweenka Posted on June 24, 2016 by QOL Editor | 0 Comments Baydhabo, 23 June 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka…Read more »