906 Views

Fannaan ku kaftamay sawir uu iska qaaday ka dib markii uu ka soo dhacay diyaarad

Fannaan ku kaftamay sawir uu iska qaaday ka dib markii uu ka soo dhacay diyaarad
____________________________________________________________________________

Axad: September 19, 202

Liam Gallagher oo ah fanaan caan ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa u sheegay taageerayaashiisa inuu ka dhacay diyaarad helikobtar ah xilli uu soo bandhigayay xafladda loogu magac daray Isle of Wight..

Bartiisa Twitter -ka ayuu ku baahiyay sawir muujinaya wajigiisa oo dhaawac ah isaga oo qoraalkiisa si kaftan ah taageerayaashiisa ugu sheegayay dhaawaca wajigiisa soo gaaray.

48 jirkaan ayaa sidoo kale ku kaftamay in sawirka uu ka muuqan karo album-kiisa soo socda lagana yaaba inuu u doorto midka ugu horreeya.

Bbc

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post