Madaxweynaha oo daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka
Muqdisho, 29 June 2016 (Villa Somalia) —- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development…