3342 Views

Ogaysiis: Xaflada dabaaldega 18 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland oo ka dhacay magaalada Londan dalka UK

Ogaysiis: Xaflada dabaaldega 18 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland oo ka dhacay magaalada Londan dalka UK
____________________________________________________________________________

London | QOL | August 10, 2016 – Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Puntland ee ku nool magaalada London ee dalka UK iyo agagaarkeeda iyo dadka Soomaaliyeed ee danaynaya ka qaybgalka Xafladaan ballaaran oo lagu xusayo 18 Guuradii kasoo wareegtay markii la aasaasay Puntland.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee dalka UK Mohamud abdullahi Jama Kukay iyo dhamaan qabanqaabiyayaasha Munaasabadaan waxay ka codsanayaan Jaaliyadda Puntland dalka UK iyo Soomaalida kaleba inay kasoo qaybgalaan Munaasabadaan aadka looga soo shaqeeyey.

Waqtiguna waa maalinta Jimcaha bishan Agoosto 12keeda saacaduna waa 18.00-23

Cinwaanka Goobta: YMCA Indian student hostel 41 Fitzroy square london w1t 6aq

Waxaa la idinka codsanayaa inaad waqtiga ilaalisaan.

.

.

.

________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment