1131 Views

DEG-DEG:-Wararkii Ugu Danbeeyey Shirkii Dhusamareeb Iyo War Murtiyeed Goordhow soo bixidoona

DEG-DEG:-Wararkii Ugu Danbeeyey Shirkii Dhusamareeb Iyo War Murtiyeed Goordhow soo bixidoona
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 13 2020–Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa hada ka socda diyaar garoowga lagu soo bandhigayo Warmurtiyeedka shirka wadatashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Faahfaahinta goordhow ayaan idiin soo gudbin doona.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post